Maxaa ka jira in khilaaf cusub uu ka dhex curtay Madaxda sare ee Maamulka Galmudug?

Khilaaf cusub ayaa ku dhex curtay Madaxda sare Maamulka Galmudug kaasoo maalmihii u dambeeyay dibeda u soo baxayey, iyadoo khilaafkan uu salka ku hayo arrimo ku saabsan dastuurka maamulkaas. Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa daboolka ka qaaday in lagu tuntay dastuurka Galmudug. Cali Gacal wuxuu sheegay in dastuurka shalay loo qeybiyay xildhibaanada Baarlamanka … Continue reading Maxaa ka jira in khilaaf cusub uu ka dhex curtay Madaxda sare ee Maamulka Galmudug?